Somaliska

Warbixin ku saabsan iskuulada iyo iskuulada xanaanada caruurta ee ardayda ku cusub dalka

Caruurta da,dooda u dhaxeeyso 3 sadax sano ilaa 5 sano waa ineey aadaan 15 saacadood usbuucii iskuul.

Mellerud waxeey u haaysaa dhamaan ardayda waxbarasho. Waxbarashadaas oo kala ah fasalka-diyaargaroowga
iyo SFI waxbarashada dadka waaweeyn.

Waxbarashada waxeey ardayda siin doontaa aqoonta iswiidhishka si eey usii wataan fasalada ku haboon
sida ugu dhakhsiyaha badan.

Waxaana lagala xariiraa

  • Caruurta 3 - 5 sano jirka ah
    Linda Eriksson 0530-181 17
  • Caruurta 6 - 16 sano jirka ah
    Rektor Maria Nordgren 0530-182 26
  • Caruurta dugsiga sare
    Rektor Matti Bertilsson 0530-182 85

Wixii su,aalo ah iyo warbixino ku saabsan waxbarashada ardayda wadanka ku cusub
Eva Gerdén 070-536 54 77

Sidan uppdaterades 19 augusti 2021